Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Ameerika Zakariye Cali Xaaji Siciid oo laga waraystay xaalada Boosaaso

Wararka ka imanay dalkii hooyo siiba Gobolka Bari ayaa sheegaya in qulquldo ay ka jiraan tasoo kaliftay in qof ku nafwaayo qofna ku dhaawacmo.

Waxaa dadku ka biyo diidan yihiin sida dawlada Puntland ay u maareesay hantida dabiiciga ah ee gobolka Bari.

Zakariye ayaa sheegay siyaasada ay Imaaraadku ay dekadaha Soomaalida ee Boosaaso iyo Barbaro u doonayaan inay tahay curyaamin ay doonayaan inay Soomaaliya Curyaamiyaan.

Zakariya ayaa ka hadlay habka cabshuurta loo qaado dekada, Xidhnaanshaha Dekada ee Boosaaso iyo waliba ka mamnuucida laga mamnuucay Kaluumeesatadii inay dekadoodii isticmaalaan.

dhagayso waraysika oo uu qaaday Farxaan Axmed Nuur.(Sugaal).

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply