Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maxamed C/Laahi Farmaajo Ra’isul wasaarihii Dowladii KMG aheeyd ayaa Sikulul Ugu Hadlay Shirkii Kadhacay Wadanka Mareykanka Isagoona Sheegay Farmaajo in Dowlada Ay Kabeen shegtay Natiijadii Ay Kasoo Dhaxashay Shirkii Madaxda Afrika iyo Madaxweynaha Mareykanka.
Farmaajo ayaa sheegay in loo baahnaa mudada Labada Sano in Dowladda ay ka guul gaarto Amaanka iyo dhaqaalaha balse ay taasi ku guuldareesatay isagoo sheegay in ay ku weysay taageeridii ay ka heli lahayd Mareykanka. Dowladda Xasan Sheekh ayaa laga sugayaa in Doorasho ay qabato sanadka 2016 xili la aaminsan yahay in Dowladda aysan sameyn horumaro badan oo sahli kara qabsoomida Doorashada.
Dhagayso: Farmaajo oo weeray siyaasada m.xasan
ceegaagcom
Figradihiina