Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Hawlkarnimo xumada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee Jawaari ayaa waxa ay keentay in dhamaan joogsadeen ku shaqaynta sharciga iyo dhamaystirka sharciyadii qabyada ahaa taasi oo ku kaliftay in qaybta fulinta ee xukuumada siiba Raysalwasaare Khayre isku dayo in isbadalka dalka ka dhacay Feb 08, 2017 la dhamaystiro oo meesha laga saaro hadhaaga siyaasadii hore dalka lagu soo hagayay sanadadii 2012 ilaa 2017.
Jawaari ayaa u balan qaaday inuu isku casili doono mudo 10 cisho ah madaxwaynaha Soomaaliya kadibna uga baxay tasoo keentay in Mooshin ka dhan ah xukunka lagaga qaado saacadaha fooda inagu soo haya.
Ceegaag.com
Figradihiina