Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Guddoomiyihii ururka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobalada Dhexe Shiikh Maxamed Yuusuf Xeefow oo dhawaan xanuun kusoo booday loo keenay magaalada Muqdisho.
Allaha u naxariistee Guddoomiyaha ayaa lagu hayey tan iyo intii Muqdisho la keenay isbitaalka ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho, waxaana jiray qorshe la doonayey in dalka dibada loogu qaado.
Geerida hogaamiyaha Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa Waxaa Ka tacsiyeeyey Madax sare ee dawlada Somalia
gudoomiyuhu waxaana sida ay xaqiijinayaan dad ka ag dhow uu u geeriyooday gudoomiye Xeefoow cudrka Sonkorta oo maalmihii ugu dambeeyay uu u liitay. ka tacsiyadeeyey Wasiirka Arrimaha Gudah ee dowlada Federaalka iyo xubno kale oo kamid ah xukuumada.
Ceegaag.com
Figradihiina