Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

HAMBALYO AROOSKA: CABDIRASHID DAHIR FAARAX IYO NADIYA CUMAR MAXAMED GEEDEEYE

HAMBALYO AROOSKA: CABDIRASHID DAHIR FAARAX IYO NADIYA CUMAR MAXAMED GEEDEEYE

Aabe Cumar Maxamed Geedeeye iyo Hooyo Sahra Cabdi Burale iyo dhamman qoyska reer geedeeye waxay iyaga oo aad ugu faraxsan tahniyad iyo bogaadin u dirayaan qoyska cusub ee Cabdirashid Dahir Faarax iyo Nadiya Cumar Maxamed Geedeeye oo bishan August 23, 2013, arooskoodii ka dhacay gobolka Virginia ee dalka Maraykanka.. 

 

Waxaa tahniyaddan diraya:

Hooyo Shamis Jamac iyo caruurteeda;
Hooyo Maryama Jibrill iyo caruurteeda;

Hooyo Cudbi Abokor iyo caruurteeda;

Hooyo Faduma Axmed iyo caruurteeda;

Hooyo Cibado Maxamud iyo caruurteeda;

Fawsi Saleban Geedeeye  iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa;
Axmed Saleban Geedeeye iyo Faduma Shiikh Cali iyo carruurtooda;
Xasan  Saleban Geedeeye iyo Amina Maxamed Xaji Axmed iyo carruurtooda;

Ismacil Maxamed Geedeeye iyo Maymuna Axmed iyo carruurtooda;
Calinur Maxamed Geedeeye  iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Waris Maxamed Geedeeye iyo caruurteeda;

Cusman Maxamed Geedeeye iyo Faduma Xariir iyo carruurtooda;
Cabdillahi Maxamed Geedeeye iyo Shadiya Axmed Dhamac iyo carruurtooda;
Cabdifatax Maxamed Geedeeye iyo Xayat Ibrahim iyo carruurtooda;
Cabdixakim Maxamed Geedeeye iyo Suri Axmed iyo carruurtooda;
Fuad Maxamed Geedeeye iyo Fowsiya Xasan iyo carruurtooda;
Cabdirisaq Maxamed Geedeeye  iyo Khadra Cabdillahi iyo carruurtooda;
Khadar Maxamed Geedeeye iyo Shamis Jama iyo carruurtooda;
Cabdicasiis Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa;

Ayaanle Maxamed Geedeeye;

Cabdirisaq Axmed Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa;

Maxamud  Axmed Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa;

Yasin Maxamed Cali Geedeeye iyo xaaskiisa iy caruurtiisa;

Saleban Maxamed Cali Geedeeye iyo xaaskiisa iy caruurtiisa;

Amina Maxamed Cali Geedeeye iyo caruurteeda;

Saciid Xasan Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa;

Khadra Ibrahim Maxamed Geedeeye;

Sharmarke Ibrahim Maxamed Geedeeye;

Cabdinasir Ibrahim Maxamed Geedeeye;

Ikram Ibrahim Maxamed Geedeeye;

 

Xusen Xaji Muse iyo Safiya Saleban Geedeeye iyo caruurtooda;

Cabdillahi Xaji Muse iyo Jawahir Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda;

Cabdicasiis Abdulle iyo Amal Fawsi Saleban Geedeeye iyo caruurtooda;

Maxamed Xusen iyo Sahra Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda;
Maxamed cumar iyo Katun Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda;

Qasim Xusen iyo Sahra Dahir Cali Geedeeye iyo caruurtooda;
Saleban Aw Cumar iyo Hinda Dahir Cali Geedeeye iyo caruurtooda;

Kamal Cabdi iyo Ayan Fawsi Saleban Geedeeye iyo caruurtooda;

Cabdikhalaq Axmed Shiikh iyo Hibaq Xusen Xaji Muse iyo caruurtooda

 

WAXAY DHAMMAN TAHNIYAD IYO BOGAADIN FARXADI KU DHEEAHANTAHAY U DIRAYAAN

 

CABDIRASHID DAHIR FAARAX  IYO NADIYA CUMAR MAXAMED GEEDEEYE

 

WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA BARYAYNAA UGUNA DUCAYNAYNAA INAY KUWADA NOOLAADAAN GURI FARXAD IYO BARWAAQO LEH,  NOQDAANNA KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA  HELA.

 

AAMIIN……AAMIIN ………AAMIIN

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag