Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hambalyo Meher: Ahmed Cali-Dhoof Abdi iyo Fahima Max’ed Cali Duale oo manta meherkoodu ka dhacay Magaalada Edmonton.

Waxaa maanta oo ay bishu tahay  August 24th sanadka 2014 Meher koodu ka dhacay magaalada Edmonton ee gobolka Alberta dalka Canada Ahmed Cali-Dhoof Abdi iyo Fahima Max’ed Cali Duale.

Hadaba Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo Hooyooyinka, Ehelada, Asxaabta arooska iyo aroosada, Waxay Tahniyad Hawada u marinayaan Ahmed Cali-Dhoof Abdi iyo Fahima Max’ed Cali Duale  oo meherkoodu ka dhacay magaalada Edmonton WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELO AAMIIN…….

Waxaa hambalyo u diraya Arooska iyo Aroosada

Aabe Cali Dhoof Cabdi Nuur

Aabe Maxamed Cali Ducaale

Hooyo Sado Khaliif X. Faarah (Baadiye)

Hooyo Kaltun Abdillahi Hussein

Iimaam Sheekh Maxamed

C/naasir Axmed Sahal iyo xaaskiisa Kiin Aaden Cali Dheeg

C/xakiin Khaliif Baadiye iyo Xaaskiisa

Ayaan Khaliif Baadiye

Nasra Khaliif Baadiye

Ahmed Said Naaleeye

Cabdiqafar Cali Wadaad (Xaaji) xaaskiisa, iyo caruurtooda

Jamaal Xaaji Cali xaaskiisa iyo caruurtooda

Caaqil Cismaan Gaabeey iyo xaaskiisa

Caaqil C/risaaq Shariif Dhagacade

Cali Cabdillahi Cali (Cali Dheere) iyo xaaskiisa

Cawil Cabdi Tarabi iyo xaaskiisa

C/xaafid Dool

Liibaan Fiin iyo Xaaskiisa Deeqa Tubeec Yuusuf

Cumar Madar iyo Xaaskiisa

Cali Diiriye (Cali Mataan) iyo xaaskiisa

Ciise Xaaji Ismaaciil iyo xaaskiisa

Khalid Saalax Maxamed Lacle iyo xaaskiisa

Said Ogleh (Siciid Qumeeni)

C/xaliim Geelle

C/qaadir Sheikh Xuseen

Cawil Axmed Xirsi

Cabdi Warsame (Cabdi Dheere)

Cumar Axmed (Ugaaska)

Maxamed Abshir Kooreeye

Ruush Cabdi

Faysal Bulqaas

Abdirisaaq Baaruud

Dhamaan Ehelkan iyo Asxaabtan ayaa Waxay leeyihiin Baaraka laahu lakumaa wabaaraka calaykumaa Wajamaca Baynakumaa fiikhayr…..Noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela Alle ha’idinka dhigo.

Daawo Sawiradda:


Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply