Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
“BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR”
Waxaa manta oo ay bishu Shawaal tahay 20th, sanadka 1435ee taariikhda miilaadiganaa ku beegan August 17, 2014 Meher koodu ka dhacay magaalada Laascaanod ee xarunta gobolka Sool, C/Rashiid Maxamed Cawl iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid
hadaba Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo hooyooyinka, Asxaabta arooska iyo aroosada, ayaa Tahniyad Hawada u marinaya C/Rashiid Maxamed Cawl iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid WAXAYNA QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELO …………AAMIIN……AAMIIN ……AAMIIN.
Waxaa hambalyo u diraya Arooska iyo Aroosada:
Dr. Cali Cawl Xuseen, Xaaskiisa Farxiya Faarax Garwiye iyo caruurtooda,
Khadiijo Cawl Xuseen, ciyaalkeeda iyo ciyaalkooda;
Canab Cawl Xuseen, ciyaalkeeda iyo ciyaalkooda;
Jaamac Siidhi, xaaskiisa Sahra Maxamed Cawl iyo ciyaalkooda.
Maxamed Ibraahim Samatar iyo reerkiisa iyo dhamaan reer Ibraahim Samatar.
Maxamed Abokor Webi iyo reerkiisa.
Aamina Abokor Webi iyo ciyaalkeeda iyo dhamaan reer Abokor Webi.
Siciid Xayle Salaase.
Cabdi Xaaji Cali Cilmi iyo dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi,
Cabdalle Xuseen Xaaji Cali iyo xaaskiisa caroortooda.
Dadkan oo kala jooga dacalada aduunka waxay ilaahay uga baryayaan reerkan soo kordhay in ilaahay ka dhigo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela. Aamiin.
Sidoo kale Howlwadeenada Shabakada Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa meherka C/Rashiid Maxamed Cawl iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid waxaan ILAAHAY uga baryeeynaa inuu ka dhigo Reerkii isku waara Nolol khayr qabta iyo Caruur Khayr qabtana kala hela .
Aamiin Aamiin Aamiin
Figradihiina