Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu kala haystaa hanti aad u badan oo dadkii lahaa laga eryay magaalada, dadka hantiilayaasha ayaa hada bilaabay inay dib u malicsadaan hantidoodii taasoo keentay in haladalkii ahaa Guryo ayaa lakala haystaa uu noqday arin waaqi ah oo si cad u dhex timid shacabka, cida wax haysatana shaqsi ahaan la arko cida laga haysto hantidana shaqsi ahaan loo arko.
Budhcada haysata hantida dadka ayaa ku andacooda badanaa hantida waxaa iska lahaa Gaalo, su’aasha iswaydiinta mudan ayaa ah yaa kuu baneeyay gaal hantidii? Hooyo Ifraax Cabdiraxmaan Sheekh Cabdilaahi Warsame waa in si shuruud la’aan ah hantideeda loogu celiyaa maadaama ay Soomaalidu caado u leedahay Baadi iyo ninkii lahaa waxaa ka dhaxaysa Aragti.
Daawo Arintan oo Banaanka lasoo dhigay (Anaga oo ah bahada Ceegaag Aadabaan ugu mahad celinanaa Ifraax iyo Qoyskeeda waxaana leenahay Guulaysta…
Ceegaag.com
Figradihiina