Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa maanta geeridii xaqa ahayd ku haleeshay magaalada Ceegaag ee Gobolka Togdheer Soomaaliya Hooyo/Ayeeyo/Abooto Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed. Aaamina Ayaa ku dhalatay Laasa Ceelbardaale ee Gobolka Sool sanadkii 1925 tii taariikhda miilaadiga, waxa ayna kusoo barbaartay Hawdka gobolka Togdheer ee Buuhoodle. Waxay ifka kaga tagtay Caruurtii ay dhashay kuwa aysii dhaleen iyo kuwii lasii dhalay kuwaydhaleen tafiir gaadhasa 110 qof.
Waxaan ILLAAHAY UGA BARYANAA INUU JANADII FARDOOWSO KA WARAABIYO AAMINA QOYSKII IYO QARAABADIINA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AAMMIIN AAMMIIN AAMMIIN.
Buuga tacsidu waa furan yahay kusoo Dir xaqsooc@yahoo.com
Ceegaag.com
Figradihiina