Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daah ka rogid:Basaasiin ku dhuumaalaysa naysa degmada Ceegaag ee Khaatumo State of Somalia

Waxaa baryahan soo ifbaxasay  magacyada basaasiin ku hoosjiray deegaanada Khaatumo, siiba deegaanka Ceegaag waxaa dhawaan lashaaciyay magacyada rag horay loogu dirsaday inay soo basaasaan  shirkii Bardaha ee lagu dhisay maamulka Khaatumo. ragan oo kooda ugu da’dawayn loogu yeedho Cabdi Jaamac Gaydh basaasiinta ka hoos shaqaysana qaar la’ ogaaday iyaga warbixino ay ka keeneen deegaanada Khaatumo u gudbinaya maleeshiyaad Somaliland ayaa kala ah Axmed  Ciisa Cawil, Maxamed  Yuusuf Cali Koor, Sulub Gaas Guutaale, Maxamed Xasan Barkhadle. Ragan ayaa lagu war galinayaa  shacabka Khaatumo inay cadaalada la tiigsadaan meel walba oo ayfursad ugu helaan, siiba shacabka Caymeedna waxaa looga digayaa inay kafeejig naadaan dhagarta shaqsiyaadkan.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply