Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Kadib markii ay Horjoogayaasha Maamulada dalku ka hor yimaadeen Dawlada Dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta xilkii laga xayuubiyay Madaxwaynihii hore ee maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele “Xeef” Dhagayso Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.
Dinaca kale waxaa seeftu dul saaran tahay Maamulada Puntland iyo Koonfur Galbeed oo u QADHAAB tagay wadanka isku taga Imaaraadka Carabta. iskana dhago maray go’aanka dawlada Madaxwayne Farmaajo.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Axmed Ducaale Geelle (Xeef) ayaa xilka laga qaaday 15 daqiiqo kahor.
Xarunta: Cadaado
Natiijada Codeynta:
52 Oggolaatay
2 Diiday
1 Ka aamusay
Ceegaag.com
Figradihiina