Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Inaalilaahi waa inaa ileehi raajicuun.Hufan Yuusuf Geedeeye oo Geeryootay

Tacsi

Inaalilaahi waa inaa ileehi raajicuun!

Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Alla ha u naxariistee Hufan Yuusuf Geedeeye oo ahayd hooyadii soo barbaarisay Ilma Xaaji Muuse. Waxaan tacsi gaar ah u diraynaa dhammaan qoyska reer Xaaji Muuse iyo Reer Geedeeye  Dhammaan reer Xaaji Cali Cilmi ayaa u diraya tacsi labadaas qoys ee ay ka geeriyootay Hufan Yuusuf waxaanan ilaahay uga baryaynaa marxuumadda in uu jannadii fardowsa ahyd ka waraabiyo qoysaskii ,ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag