Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Suuqa-weyne ee magaalad Kismaanyo ayaa waxa laga dareemayaa diyaar garoow xoogan oo dadweynihu isugu diyaarinayaan farxadda maalinta ciidul Adxada oo maalma koobani ka harsanyihiin.
Mar aan booqday suuqa dharka lagu ii biyo ee bacadlayaasha ayaa waxaa aad u dhoobna dadweyne kala boobayey dharka bacadlayasho iibinayey iyo weliba qalabka kale ee lagu ciido sida kuwa caroorta lagu cayaarsiiyo oo ay kamidyihiin baastooladaha, gawaarida, boon balayaasha IWM.
Xaalada magaalada kismaanyo oo dhicankasta kagedisan xaaladihii kala duwanaa ay horay u soo martay ayaa waxaa laga dareemaya isbedel weyne, haba ugu horayo isbedelka suuqweyneha magaalada oo loosamayey hoolal-waaweyne oo lagu ganacsado.
Udiyaar garooga farxada ciida ayaa waxaa looga diyaar garoobayaa magaalada kismaanyo sixoogan oo farxadi ku dheegantahay iyado dhanka mamankana siweyne waxlooga qabtay kadib markii maamulka jubaland uu dhowaan magaalad ku dhexsiidayey ciidamo sigaar ah loogu xilsaaray sugida amaanka magaalad lagana saaray qaybihii kale ee ciidammadda.
Figradihiina