Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Marka laga reebo Garaadka Guud ee beesha Dhulbahante Ismadooda intii xilka Khaatumo darteed ku wayday iyo inta la socotay Khaatumo, kuwii ku noqday Puntland iyo kuwii u galay Somaliland ayaa Higlada ka soo saaray Baaq ay ugu dardaar warinayaan Xukuumada Khaatumo ee uu haatan wakhtigu kasii dhamaanayo.
Xukuumada Khaatumo oo baryahan la daalaa dhacasay fashilaad ka soo wajahday shirkii ay ku gorgorinayeen deegaanada Khaatumo ee Lagu qabtay xarunta Gumaystaha Abasiiniyaanka ee Addis Ababa ayaa haatan waxay u muuqdaan Isimadii u midoobayaan riditaanka maamulka Khaatumo oo haatan gabi ka laadlaada.
Baaqa Isimidan ayaa waxa uu u qornaa..
Ceegaag.com
Figradihiina