Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Shir saxaafadu dibad joog ka ahayd oo uu Madaxwayne Cali Khaliif Galaydh la yeeshay Gudiga Khaatumo Diaspora ee Virginia ayaa warar hoose oo shabakadan Ceegaag Heshay sheegayaan in ay Jaaliyadaha ku dhaqan Nawaaxiga Washington Dc, Virginia iyo Maryland Taageero wayn ku garab istaageen Maamulka Khaatumo State of Somalia.
Shirkan oo ka dhacay Guriga Cabdiqani X. Hirad ayaana warkiisa la faafin karin balse nala daawo qaar kamida masuuliyiintii la kulmay Madaxwayne Galaydh.
Ceegaag.com
Figradihiina