Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Magaalada Minneapolis ee gobolka Minesota Jaaliyadii Soomaaliyeed ee ku noolayd ayaa waxay u qaybsameen labo qaybood oo kala ah Qayb ku sugnayd qolkii uu ka khudbadeenayey Madaxweyne Xasan oo hadalkii uu sheegabo sacab iyo Mashxarad u tumayey, iyaga oo aad ugu qanacsanaa martinimada uu madaxwaynuhu martida u yahay. iyo
Qayb labaad oo dhaxanta taagnayd iyaga oo wata Boorar ay ku qoran yihiin Qoraalo ay ku diidan yihiin joogitaanka Madaxwayne Xasan uu martida ku yahay magaaladooda. Jaaliyadan ayaa madaxwaynaha ku eedeenayay inuusan raali ka ahayn samaynta Jubaland iyo isaga iyo Dawladiisa oo ka sariiganaya inay booqdaan deegaanada qaarkood sida Puntland.
Ceegaag.com
Figradihiina