Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jaalliyada Alberta/Canada ee Reer Khaatumo oo si adag uga soo horjeestay go’aamadii ka soo baxay shirkii Addis Ababa ee Soomaaliland iyo Khaatumo


    • Jalliyadda Khaatumo ee Alberta ayaa si adag uga soo horjeestay, wada hadalkii magaalada Addis Ababa ku dhexmaray Somaliland iyo khaatumo kuna saabsanaa sidii degaannada SSC loogu gacangalinlahaa maamulka Soomaaliland .
    • Jaaliyada Alberta waxay diyaar ula yihiin naf iyo maalba, in aay ku bixiyan difaaca dalkooda, diintooda iyo dalkoodaba. Waxaa jaliyaddu ugu baaqaysaa dhammaan dadka ku abtirsada gobollada SSC in aysan ogolaan in dadkooda iyo dalkooda lagu iibsado shilimaan laga soo ururiyay kiniisadaha reer yurub iyadoo loogu duurxulayo  abaaro, balse lacagtani ay qayb ka tahay heshiisyadii lagu kala saxeexday Addis Ababa gaar ahaann qodobka MAAMUL FIDINTA Soomaaliland ee gobollada SSC.
    • Jalliyaddu waxay ugu baaqaysaa madaxda maamulka khaatumo in ay banneeyaan hoggaanka maamulka Khaatumo maaddaama ay ku fashilmeen in ay ka midha dhaliyaan hawshii shacabka SSC u igmaday.  Waxaa kale oo jalliyadda Alberta Soo dhawaynaysaa baaqii isimada SSC ay ka soo saareen tuulada HIGLADA ee gobolka SOOL kaas oo waxba kama jiraan ku tilmaamay shirkii CANJEEL-TALAWAA  eeka dhacay xarunta Abasiiniya ee Adis-Ababa.
    •  Magacyada Jalliyada Reer khaatumo ee Albe
    • Abdixaafid abshir dool
    • Abdi aziz Mohamud Dadroor
    • Cawi Cali taraabi
    • Khadar Ciise Abdi

      Mohamud Axmed Qoorleex

      Foosiya Xirsi Biyoole

      Farxiya Seeraar

      Jamal Haaji Cali

      Osman Mohamed Cilmi

      Xaaji Cali wadaad ahmed wali

      Cabdirisaaq faarax diriye jarka

      Cali mohamud Cali

      Cabdilahi Jama libishan

      Cabdulqadir Dahir Abdiyare

      Jama Mohamed Abdi

      Yaasiin Mohamed Cawaale

      Ahmed katun Ahmed

      Abdinaasir Faarax Sodaad

      Abdirisaaq omar cali salad

      Ahmed Jama Abyan

      Mohamed Ibrahim Xasan

      Mustafe abdirisaaq Boos

      Cali Mohamud Warsame

      Jama Ibrahim ahmed

      Jama Cali Xussein gedlle

      Mohamed Xasan Cadaawe Raage

      Shamis garaad cali garaad jaama

      Aamiina faarax Cagaweyne

      Maryama Abdulle

      Luul Abookor Cali Shire

      Cabdisalaan faarax Ciise Gaashan

      Cali Mohamud geelwade

      Xasan dheere Abdi Mohamed

      Aadan Abdi Mohamed

      Jama Mohamud Abdulle

      Said Abdi Oogle (said khumeyni )

      Abdikariin Faarax dheere

      Cali abdi nuur (ali dhoof)

      Abdirisaaq axmed cawed

      Jama yusuf qimacad

      Abdulqadir said kaarshe

      Abdulqadir Mohamed Buraale

       

      Wabillaahi Towfiiq

      Cali Cabdillaahi Cali (Ciyaar-Salaqle), Afhayeenka Jalliyadda Khatumo ee Alberta

      cayaarsalaqle@yahoo.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply