Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jenaraan Maxamed Cali Abokor ‘Qawle’ oo ka taariikheeyay awoodii CXDS munaasabada 12ka April oo ku aadan sanadguura 59 aad ee aas aaskii Ciidanka.

Jeneraal Afar Indhood oo ah ama ka mida Saraakiisha Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee aan ku fidnoobin fidnadii saameesay gayiga Soomaaliya ahna shaqsi taariikh dheer ku leh Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ahna Jenaraalkii uu isku aaminay Jenaral Cali Samatar 1977, watayna ciidamada 15 Mayl u jirsaday Caasimada wadanka Itoobiya oo barigaa dirir inagala dhaxaysay.

Jenaraan Maxamed Cali Abokor ‘Qawle’ oo ka taariikheeyay awoodii CXDS munaasabada 12ka April oo ku aadan sanadguura 59 aad ee aas aaskii Ciidanka.

Jenaraalka ayaa kamid ahaa Sarakiil isku dayay inay dalka badbaadiyaan 1986 kadib markii ay arkeen inuu dalku booraan kasii daadagayay balse aysan u sooroobin taasoo keentay ina Washington loosoo masaafuriyo isaga oo laga cabsi qabay inuu talada dalka kala wareegaya Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Ilaahay Naxariistii Jano ha kawaraabiyee Maxamed Siyaad Bare.

Jenaraalkan ayaa isagu ah Jenaraalka ugu Khibrada badan ee kasii hadhay ciidankii Bisadeeyay Libaaxii Afrika.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply