Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
General Shaalle oo dhawaanahanba la hadal hayay inuu isu sharixi doono jagada ugu saraysa ee Dawlada Puntland ayaa si toos ah ugu dhawaaqay manta oo taariikhdu tahay July 8, 2018 musharaxnimadiisa madaxwaynenimo ee dawlada Puntland.
Wakhtiga doorashooyinka Puntland ayaa dhacaya sanadka fooda inagu soo haya taasoo ay haatan banaanka isasoo tubeen musharixiintii doonasay inay majaraha u dhuftaan Puntland afarta sano ee inagu soo fooleh.
Waa markii ugu horaysay ee musharax reer Boston ahi isu taago jagadaa iyada oo la rajeenaya inay ku guulaysan doonaan maadaama ay Boston tahay deegaanada ay Jaaliyada Soomaalida siiba Puntlanderisku ugu badan yihiin marka laga reebo magaalooyinka Minneapolis iyo Toronto.
Ceegaag.com
Figradihiina