Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Joseph Ole Nkaissery oo laga dhigay Wasiirka Arimaha Gudaha ee Kenya kadib

Joseph Ole Nkaissery  ayaa laga dhigay Wasiirka Arimaha Gudaha kadib markii weeraro isdabajooga ay ku qaadeen kooxaha xagjirka Al-shabaab wadanka kenya iyaga oo gumaaday dad rayida oo aan waxba gaysan arintan ayaa waxa ay keentay in jagadaa laga tuuro Lenku kadib markii uu waxba ka qaban waayay sugida amaanka. Joseph Ole Nkaissery  ayaa isagu ah nin katirsanaan jiray xisbiga Orange Democratic Movement ahana nin kasoo galala Baarlamaanka Kajiado ahna nin kasoo jeeda qawmiyada Masaayda.

Joseph Ole Nkaissery ayaa horay usoo qabtay jagooyin ilaa heer wasiir kuxigeen ah. Isaga oo ka fadhiistay Ciidamada oo uu ilaa Janennimo kagaadhay. Daawo Sawirada mar uu Jaaliyada Soomalida ee reer Keeniya kula kulmay Magaaldan Boston.

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply