Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Aqoonyahano Cabdirisaaq Maxamed Cabdi iyo Cabdi Ibraahim Maxamad (Blackyare) iyo Jaamac Shire Xasan oo marti ku ahaa madasha 60ka ayaa siwayn uga hadlay Gaabiska Maamulka Jubaland iyaga oo sheegay in maamulkaasi dhaafi waayay Kismaayo iyo Afmadow.
Aqoonyahanadan oo ku bahoobay kacdoon la magac baxay ‘U Hiili Jubaland’ oo dhawaan lagaga dhawaaqay qaybo kamida Jubaland iyo dalka intiisa kale ayaa waxaa daaha ka qaadeen dhibaatooyin ba’an oo ka taagan deegaanada hoos yimaada Maamulka Jubaland iyo sida uu maamulku ugu guul daraystay inuu waxka qabto lixdii sono ee uu majaraha u hayay Axmed Islaan Dhagayso.
Ceegaag.com
Figradihiina