Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wasiir goboleedka arimaha dibada iyo jaaliyadaha Maxamuud Shabac ayaa qeexay inuusan oran inay maamulka Khaatumo masuul ka yahay beesha Maakhir si ay wax isugu darsadaan balse uu warxumo tashiil ka faa’iidaystay oo ay hadaldiisii sixun loo fasiray isaguna uu ka hadlayay reer Khaatumo in maamuklkoodu masuul uga yahay wadahadalada Maakhir iyo Khaatumo maamul u samaynta labada gobol ee Sool iyo Sanaag ee deegaanada Hawdka Caymeed.
Daawo…….
Ceegaag.com
Figradihiina