Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Khalkhal siyaasadeed oo hadheeyay xisbiga talada haya ee Kulmiye oo la moodayay in lagu xaliyay shirwaynihii urukaa ee lasoo afmeeray horaantii bisihan ayaa waxa uu isku badalay in xukuumadu cagajuglayn u gaysato shaqsiyaadka urukaa kamidka ah ee isu dareemay in lagu guuray lagana gaadhay dantii laga lahaa.
Gudoomiyaha xisbiga Muuse Biixi shir ay beeshiisu shalay ugu qabatay Hargaysa ayay ku shaaciyeen in ay doorashooyinka soo sacda ay tahay wakhtigii maamulkaa laga maamuli lahaa ama ay maamulka gacanta ku dhigilahaayeen beelaha dega Hargaysa iyo Saaxil. Dhagayso dulucda khilaafka shir lagag hadlayo gabadh si toos ah u carabawday. gudoomiyaha dhalinta Hargaysa
Dhinaca kale dawlada ayaa bilowday inay muquuniso shaqsiyaad ay isleedahay waxa ay ka danbeeyeen banbo macmileedkii lagu khalkhal galinayay amaanka magaalada Hargaysa iyaga oo xalay gurigiisa kala baxay wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada arimaha gudaha.
Dhinaca kale xukuumada Siilaanyo ayaa u eeg mid u dhaqmasa sidii kali taliyenimo tasoo dadwaynaha Hargaysa xasuusisay dhaqanka waxa ay u yaqaanaan Faqashta.
Ceegaag.com
Figradihiina