Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxwayne Xasan Sh. Maxamuud ayaa khudbad u jeediyay qurba joogata siiba kuwa ku sugan wadankan Maraykanka. Madaxwaynaha ayaa ka hadlay arimo badan oo horyaala dawladiisa iyo halka uu doonayo inay Soomaaliya gaadho sanadkan 2013ka. Madaxwaynaha ayaa ka hadlay arimo badan oo uu horay ugu qaldamay ama si khaldan looga turjuntay.
Khudbada madaxwaynaha ayaa u ee kayd mid uu doonayay inuu ku afjaro kala guurka iyo kala hulayl ka ka bilowday Koonfurta Soomaaliya, khudbada madaxwaynaha ayaa ahayd mid uu dadka ku hoga tusaaleenayay inaysan dawldu waxba gacanta ku haynin garb iyo gargaarna ay marti ugu tahay dadkeeda ku kala baahsan dunida.
SNTV ayaa si hagar la’aan ah u duubay khudbadaa waana tan ee nala daawo
Ceegaag.com
Figradihiina