Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose oo habeenkii labaad bandow lagu soo rogay.
Bandowgan oo ka bilabanaya 6ka maqribnimo oo ku e ilaa 7subaxnima ayaa waxaa shaaciyay taliyaha amniga ee magalada kismaayo ayagoo dhamaan dadka ku dhaqan dagmada kisaayo lawada gaarsiiyay bandawga lagu soo rogay magalada.
sababta bandowga kismaayo lagu soo ragay ayaa ah ay qaraxyo iyo dilal loo gaysanayo dad wax ku oo ah ama qiimo ku leh bulsha weynta reer kismaayo.
ciidamada amaanka ayaa xafadaha qaar ka wada hawulgao ay doonayaa in ay amaanka magalada kismaayo ku xaqiijiyaan.
sikataba, madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madowbe) ayaa ka maqan magaalada kismaayo in ka badan 25 cisho, asagoo safro ku kala bixanaya dalalka dariska la ah Dalka Somalia.
Ceegaag Online
Xafiiska Wararka Kismaayo-Somalia
Figradihiina