Ogaysiis: Waxaad ka heli kartaa dhamaan cajaladihii Muxaadaroyinka, Tartamada iwm Maktabada Masjidka ee Altaqwa Islamic BookStore ayagoo Maqal iyo Muqaal ah
|
|
|
Boston January 01 2010 Muxaadaro ku saabsan waxa keena isku dhaca qoyska Soomaaliyeed ee walhadka ku ah Qurbo nacaska iyo sidii lagu daaweenlahaa ama laysaga ilaalin lahaa. Waxaana inoosoo jeedinaya Sheekhunaa Cabdilaahi IbraahimDhagaysoWadada Cilmiga loomaro iyo Sheekh Cabdulaahi IbraahimDhagayso
Qudbadii Jimcaha Dhagayso
Carabi Soomaali |
Dood cilmiyeed lagu qaadaadhigay waxyaabaha keena ku xadgudubka shareecada diinta IslaamkaDhagayso |
|
|
|
|
|
Boston January 01 2010 Understanding socially who you are first you Muslin, Second Somali, third American there for you have to be number one for everything. by Imaam Cabdala FaaruuqListen |
|
Boston January 01 2010 Imtixaanka Aduunka (Mataqaanaa wadanka ugu ciyaari ag kubada Kolayga? USA sidoo kale mataqaana wadanka ugu ciyaaryahansan kubada Cagta? Baraaziil? hadaba Su’aashu waxay tahay aad mudan tahay inaad iswaydiiso kitaabkee ayaa ugu mudan inaan ka raacatid tafsiirka quraanka kariimka ah iyo Shaeekh Muuse Ashcari Dhagayso |
|
Boston January 01 2010 Yaa ka masuul ah Burburka ku yimaada Qoyska, waa muxaadaro uu inoo soo jeedinayo Sheekh Cabdilaahi CanshuurDhagayso |
|
Boston January 01 2010 1. Save guard Allah he will save guard you By Sheikh Abdikarim Listen2. Tusaalooyin kamida kuwii Asxaab-ada Sheekh Cabdikariim Dhagayso |
|
Boston January 01 2010 Waxyaabaha keena daciifida iimaankasideedaba waa todoba qodob horta iimaanku waa arin qaali ah marhadii ilaahay ku siiyay iimaan waa inaad ku mahadisaa ilaahay marka hore Sheekh Bare Dhagayso |
|
Boston January 01 2010 Kala fadilsanaanta waxyaabaha kawnka ka jira (ninbaa lacag badan midbaa qurux badan, ninbaa cilmi badan, ninbaa maskax badan, ninbaa dabeecad wanaagsan, ninbaa dulqaad badan, ninbaa……..Sheekh MaxamedDhagayso |
|
Boston January 01 2010 Majaajilouu Gurxan kaga qoslinayay dadka Kulanka soo xaadiray si aysan ugu caajisin Muxaadarooyinka iyo wacyiga kala duwan ee lagu harqinayay, Majaajiladan waxay ku saabsantahay dhalinta guurdoonka ah iyo caafimaadka Dhagayso |
|
Boston January 01 2010 Barnaamijka caafimaadka oo uu ka hadlay Dr. Cabdiracmaan Cabdicasiis Nuur waxa ay ku saabsantahay sadex shay oo ahsida loo xafidoloona raadsado MassHelthcardka, Cudurka Hargab Doofaaraadka, Dhibaatooyinka Cabida Sagaarka Dhagayso |
|
Boston January 01 2010 Dhibaatiiyinka Shahwada iyo in qofku yeesho hadaf si uu uga jibo keeno doonitaankiisa kan danbe (AAKHIRO) iyo kan Aduunyaba waa kan Sheekh Gar-Yare Dhagayso |
Tartanka dhalinyarada oo ahaa sadex qaybood ayaa waxa uu u dhacay sidatan
- Tartanka Kitaabada Xadiiska Dhagayso
- Tartanka Kitaabada Fiqiga Dhagayso
- Tartanka Kitaabada Quraanka Dhagayso
|
Waxaan aad ugu mahad calinanaa C/laahi Afgaab oo inoo duubay dhamaan wacdigaa dahabiga ah ee aad ku raaxeesanasaan ilaahayna waxaan uga baryanaa inuu ugu danbi dhaafa wanaagaa uu inoo sameeyay ilaahayna u sahlo waxa uu rabo sida uu inoogu sahlay inaan dhaxal ka reebano wixii khayr ahaa ee ka dhacay kulan diimeedkii ugu waynaa ee Soomaalida Boston isugu yimaadaan Oct 25 ilaa 27 2009. |
Figradihiina