Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xabaalaha Masalaha ee Koonfurta magaalada Hargaysa ayaa maanta aas balaadhan loogu sameeyay lafo dad oo lagu sheegay inay ahaayeen askar ka tirsanayd jabhadii SNM. Aaskan ayaa waxaa ka qayb galay qaar kamida hadhaagii Jabhadii SNM. Aaskan saaka dhacay ayaana lagu soo hadal qaadin Xasuuqii ay jabhadaasi ka gaysatay deegaanada Arabsiyo iyo Gogolwanaag oo ay beesha Daaljire Hayaag ku xasuuqeen dhamaadkii bishii August 1988, iyada oo waliba ay beesha Daaljire diiday Hub uu u geeyay Caydaruus Haybe Nuur oo ahaa Jabhad ka tirsanaa SNM balse markii uu u adkaysan waayay Qabyaaladii SNM isaga soo baxay kuna biiray Ciidamadii qaranka Soomaaliya ee markaa difaacayay qaranimada Soomaaliya.
Hadhaaga Jabhada SNM oo ka hadlaya dhacdaa aaskaa maanta waxaa hadaladoodii ka mid ahaa Cod Aaskii Lafaha
Ceegaag.com
Figradihiina