Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maamulka Somaliland ayaa si awoodi ku jirto ugalawareegay maamulka Puntland Oct 15, 20007 halkaa oo ay hoosaasin badan ka timid maamulkii markaa talada Puntland hayay. Maanta ayay u muuqataa in ay dib uga soo kabanaso Maamulka Puntland oo ay Hoosaasinta Madaxda iyo Furfurkii qolooyinkii Shaatiyo badan tasoo keentay in ay bilowdo dib u xoreenta deegaanadeedii ay Somaliland isaga soo fidisay.
Shacabka magalada Laascaanood ayaa saaka isugu soo baxay, banaanbax wayn oo ka dhana joogitaanka ciidamada Somaliland ee gobolka Sool iyaga oo ugu baaqay dawlada dhexe inay si toos ah usoo faragaliso Taakulaysana Ciidamada Puntland oo ay Somaliland kusoo Gardaroonaso mudo 11 sano ah.
Ceegaag.com
Figradihiina