Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Munaasabad lagu xusayo sanad guuradii kasoo wareegtay aas aaskii maamulka Jubaland oo hada ka socota magaalada Kismaayo.
Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya masuuliyiinta mamaulka Jubaland oo horkacayaan madaxweyne ku xigeenka koowaad Gen Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Farataag iyo kanlabaad Cabdi Qaadir Luga dheere, wasiirada maamulka KMG ee Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada Kismaayo.
Waxaa sidoo kale xuskan qeyb ka ah xusida aasaaskii ururkii dhalinyarada SYL oo manata oo kale Somalia laga xuso.
Maamulka Jubaland ayaa waxaa dhidibada loo taagay 15/05/2013 wuxuuna ku talaabsaday horumar balaadhan mudadaas uu jiray.
Ceegaag Online
Xafiiska Wararka Kismaayo
Figradihiina