Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Shir ka dhacay magaalada Saaxdheer oo haatan ka mid noqotay deegaanada ay ka waabteen weerarkeeda maleeshiyaadka Somaliland. Dhamaan masuuliyiinta shirkaa ka hadlay ayaa ugu baaqay inaan deegaan-deegaan wax loo xorayn karin balse wada jir loo xoreeyo deegaanada Khaatumo.
Garaadka guud ee reer Khaatumo Garad Jaamac Garaad Cali ayaa ugu baaqay in si kastaba laysaga dhiciyo Maamulka qabiileesan ee Somaliland uu soo dhaweenayo. Isaga oo u sheegay madaxda dawlada dhexe ee Soomaaliya inaysan gar u lahayn inay u tahniyadeeyaan Hargaysa oo hortaagan midnimada shacabka Soomaaliyeed maanta.
Daawo Shirkaa Xuquuqdana waxaa iska leh Daldoon.com
Ceegaag.com
Figradihiina