Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka Somaliland oo Laascaanod ku xidhay wariye Mukhtar Cabdi Jamac

Wariye Mukhtaar Cabdi Jaamac oo kamid ah wariyayaasha gobolka Sool kana Howl gala Tv- Lagu magacaabo STAR ayaa saaka ciidamada Booliska Laascaanood  ka qabteen bartamaha magaalada Laascaanood isaga oo hawlihiisii saxaafada ku guda jiray. Xadhiga wariyayaasha ayaa ah kuwo ay caadaysatay Maamulka Somaliland iyada oo si aada ula dagaalanta saxaafada Xorta ah.

Wariyahan ayaana la’aqoon waxa xadhigiisabkeenay balse Mudaaharaadyo lagaga soo horjeedo ciidmada Muqaawilada ah ee Jooga Laascaanood ayaa ka dhacayay baryahan tasoo keentay in la bartilmaameesto Saxaafada si loo aamusiiyo.

Markii la qabanayay Waxa lagasoo Sheegay sidatan ‘Waxaan dhagaysanayay qoraal laga qorayay Mukhtaar ka hor inta aan sheelada la galin………… Cabdiqani Shuux ma kula duubayay mudaharaadka… Maya…. haa dheh maya ayaa ku idhi maskax adeega iska daa wuu kula duubayay……. dee ma arag hadii uu dhiif ka duubaynin adiga ma aragtay….yaaa… ma aragtay…….. May war sheelada galiya’ (Maxamed Shaqle).

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply