Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka SSC Khaatumo waa inuu xukunkiisa gaadhsiiyaa xuduudihiisa.

Waxaa isasoo taraya tumida durbaanka colaadeed kaasoo daryankiisu nagasoo gaadhayo magaalada Ceerigaabo ee xurnta Gobolka Sanaag.

Kadib yagleelidii maamulka SSC Khaatumo waxaa gabi ahaanba meesha ka baxay dhamaan heshiisyadii beelaha waxaana dalka iyo dadkuba u jiheesteen nidaamka dawladnimo taasoo durdaba keentay in laga dabatago heshiisyadii daka gaarka ahi ku faa’iidayeen kuna dawladeenayeen, maamula ayaa soo afjaraya cadaalad darooyin ka jiray deegaanada SSC Khaatumo.

Ceerigaabo ayaa u muuqata mid maamulka Somalidiidku madaama laga adkaaday qori caaradii uu doonayo inuu ku hoos dhuunta qabiilka taasoo aan marna suuro gal noqon doonin.

Ceerigaabo nabadeedu waxay gacanta ugu jirtaa dadkeeda balse waa in la qaxaa ama la’agolaadaa jiritaanka Maamulka dadka deegaanku sameesteen meeshana ka saaraan anaga ayaa ka shariifoowwa deegaanada maamulka gaarka ah samaystay.

Puntland marnaba may ogolaan in Warsangali iyo Dhulbahante hoostagaan Somaliland balse haatan Maamulka Khaatumo ayaa looga fadhiyaa inuu soo afjaro caadooyinkaa foosha xun ee dhulbalaadhsiga xanbaarsanaa.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply