Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Machadka (ISOS) wuxuu qabtay shircilmiyeed ballaaran oo cinwaankiisu ahaa “DHIBAATADA XAALUFINTA DHIRTA SOOMAALIYA: SABABAHA … NATIIJADA … XALKA “.

Shircilmiyeedkan (academic conference “ waxaaqoraalcilmiyeedyo “papers” kasoojeediyaytiroaqoonyahanno ah, oodhibaatadaxaalufintadhirtakusoosameeyaycilmibaariskaladuwa. Aqoonyahannahaiyowaxgaradka kale eeshircilmiyeedkakasooqaybgalaywaxayislafalanqeeyeenbaaxadda ay leedahayxaalufintadhirtu, saamayntaiyodhibaatadakadhalanaysaxaalufintaas, iyosida wax loogaqabankarointaba.
DrLiibaanXuseenookuhadlayaymagacaMachadkaDaraasaadkaSoomaalida (ISOS)iyoJaamacaddaMuqdisho, ooshircilmiyeedkafuraywuxuutilmaamay in machadka ISOS yahaymadal ay aqoonyahankuiskudhaafsadaanaqoonta, waayo-aragnimadaiyoxogta.
Qoraalcilmiyeedka 1aadwuxuucinwaankiisuahaa “ DhirtaSoomaaliyaiyoxaalufkakusocda: sababahaiyonatiijada” WaxaanasoodiyaariyayprofisoorCabdicasiisSheekhCabdioo ah JuqraafiyahanSoomaaliyeed; qoraalcilmiyeedka 2aadwuxuucinwaankiisuahaa “ SaamayntadhaqaaleeexaalufintadhirtukuleedahaySoomaaliya” waxaanasoojeediyayPorofisoor Mahdi Cabdikariinoo ah dhaqaaleyahanSoomaalieed; Qoraalcilmiyeedka 3aadoocinwaankiisuahaa “ Maxaadhuxusha la shitolagubedelankaraa?” waxaasoojeediyayDrShariifCismaan; qoraalcilmiyeedka 4aadwuxuuahaa “kaalintabulshadakagaaadanwaxkaqabadkaxaalufintadhirta “ oo ay soodiyaarisayMarwoFaadumoAadanooaqoonyahanSoomaaliyeed ah.
Aqoonyahannadiiiyowaxgaradkiikasooqaybgalayshircilmiyeeduwaxaykusoogunaanadeen in “XAALUFINTA DHIRTU TAHAY DHIBAATO BAAXAD LEH OO SOOMAALIYA HAYSATA, OO U BAAHAN IN WAX LAGA WADA QABTO MAAMULO IYO DADWEYNEBA”.
GuddoomiyahamachadkaISOS mudane Mustafa CabdilaahiFayruusoogoobtakahadlaywuxuusheegay in machadkuqabanqaabadashircilmiyeedkansoowadaydhowrbilood, lagunaaadiyaymaalintadhirtaoo ah 17 abriileesanadkasta; wuxuunasheegay in qoraalcilmiyeedyada la soobandhigaymachadkufaafindoonomarkala tifaftiroqoraallada.
Machadka Institute for Somali Studies (ISOS) waaxaruncilmiyeedkatirsanJaamacaddaMuqdishoooqabatacilmibaaristakusaabsanSoomaaliyaiyoguudahaanbaGeeskaAfrika.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply