Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha 60ka:Dekada Barbara iyo Fikirka aqo-onyahanada Soomaalida Waqooyiga America

Waxaa Habeenimadaa Xalay si aada loogu gorfeeyay Dhicii qaawanaa ee loo gaystay Umada Soomaaliyeed kadib markii Maamulka Somaliland si ula kac ah ay isugu dayeen inay Soomaalida ka dhaxal wareejiyaan Dekada Qadiimiga ah ee Barbara.

Hadaba Madasha 60ka oo u taagan Midnimada Soomaaliya iyo Guushii Soomaalidu Gaadhay kadib 40 sano markii layara hakiyay Halgankii Daraawiishta ayaa waxaa marti ku ahaa Wasiirhore oo kamid ahaa Dawladii Carta oo waliba ahaa Musharax Madaxwayne Carta iyo Aldereetba. Cabdi Guuleed Maxamed, Aqoonyahan Jamaal Xaaji Cali iyo Aqoonyahan Siciid Cali Nugaal.

Dhagayso Doodii iyo Gorfayntii Mashaqada Barbara lala beegsaday iyo sida ay u sooroobi karto in Itoobiya Saami ku yeelato oo waliba wiilyar oo Carb Ciyaalo Suuqi ahi oo Helay wax xoogaa Lacaga Dalkeena dekadiisa u siin karaa Amxaar.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply