Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Siyaasiga Caanka ah ee reer Puntland Cali Xaaji Warsame oo marti ku ahaa madasha 60ka ayaa lagaga waraystay shirarkii baryahan uga socday bulshada rayidka iyo labada gole ee Dawlada, Xukuumada iyo Baarlamaanka. Way naga tageen ergadaas iyaga oo dhagaystay figradayadii, Waxaan ku nidhi Soomaaliya waxa ay ku jirtaa xaalad ay ka soo kabanaso dagaal sokeeye markaa in ay Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaruhu ay go’aan aan laysla qaadan u gidbiyaan beesha caalamka waa arin haatan laga fiican yahay .
Heshiiskii lawada galo waa in la xaqdhawraa, hadii heshiiskii hore la xaqdhawri waayay kan cusub ma la xaqdhawrayaa, qadiyada ay Puntland kala hadashay waftigaa way ka badnayd qadiyada 4.5 iyo doorashada 2016 oo kaliya…
Hadaanu nahay reer Puntland Soomaaliya cid aynu uga taganaa majirto.. iyo qodoba kale ayaa waraysigu xanbaarsan yahay… Dhagayso….. Siyaasiga Cali Xaaji Warsame
Ceegaag.com
Figradihiina