Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxwayne Shaakir ayaa sheegay inuu maamulkiisu ka taliyo Gobolada Hiiraan, Galgaduud, iyo qayb kamida gobolka Mudug. madaxwaynaha ayaa ka hadlay xiriirka maamulkiisa iyo dawlada dhexe, meelaha ay xoogaga Al-shabaab ku milmeen iyo sida ayasan maamulkiisa uga sifeeyeen deegaamnada ay gacanta ku hayaan.
Xiriirka u dhexeeya maamulkiisa iyo maamulka Puntland, waxa uu ka aqoonsan yahay maamulka Galmudug, cida ay dhaqaaale ahaan ku tiirsan yihiin, cida aqoonsan iyo arimo kale oo muhim ah dhagayso….Waraysiga Madaxwaynaha Gobolada Dhexe Sh Maxamed Shaakir Cali Xasan.
Ceegaag.com
Figradihiina