Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Cali Ameerika oo ku dhashay Muqdisho 1962 waxna ku soo bartay Jamacad ku taala gobolka Maryland, Maraykanka, soona qalin jabiyay 1985 markii uu dalka ku soo noqdayna ka shaqeenayay Bangigii Ganacsiga iyo Kaydka Soomaaliyeed ilaaa ay ka dhacday dawladii dhexe 1990 isaga oo dib ugu soo laabtay Kanada iyo Ameerika qaxii balse u noqday Agaasime guud xafiiskii raysalwasaare Geedi markii danbana Safiir u noqday Soomaaliya u fadhiya Kiiniya. Safiirku intii uu shaqada ka tagay waxa uu ku mashquulsanaa safar uu ugu magac daray safarka nabada oo uu ku maray badanaa dalka iyo dibadiisaba.Safiirku oo ka hadlay shaqadiisii siiba tii safaarada Soomaalida ee Kiiniya lagusoo xero galiyay waxa uu yidhi…Safiirka Cali Ameerika
Ceegaag.com
Figradihiina