Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Su’aalaha la waydiiyay ayaa waxaa kamid ahaa, xaalada dalka uu marayo maanta, khilaafaadka jira sida kan goosashada gobolada waqooyi, maamul u samaynta SSC, booqshadii gudoomiye Jawaari ee Dhuusamareeb, Duqaymaha lagu gumaadaya shacabka reer Gedo ee Kiiniya ku bar tilmaameesanaso dadka deegaankaa iyaga oo hayb ahaan ula dagaalamaya, balse Baarlamaanka Soomaaliya oo ka aamusan.
Waxaa wax laga waydiiyay sida loo xulaya Xildhibaanda Soomaaliya sida kuwa aqalka sare iyo kan hoose…..Dhagayso..Waraysigii Cabdisamad Macalin Maxamuud
ceegaag.com
Figradihiina