Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha Faaqidaada Siyaasada Somaalilada ee 60ka oo BAAQ nabadeed udirasa reer Gaalkacayood

Madasha Lixdanka shacabka ku dhaqan ayaa maanta ka dhiidhiyay dhibaatada dagaalada Colaadeed ee ku hayaan shacabka reer Gaalkacayood iyaga oo cod dheer u diray dadka hurinaya colaadan inay maxkamad danbiyo dagaal la hiigsan doonaan kana dacwayn doonaan wadamada ay maxastoodu u taal, iyaga oo ugu maaqay inaysan ku dul diririn maxasta reer Gaalkacayood oo nabada ku naaloonayay.

Dadkii maanta ka hadlay Goobta ayaa isku wada raacay in dagaalka ka sicda Gaalkacayo uu yahay dagaal siyaasadeed oo salka ku haya waxa loogu yeedhay Federaaleenta Soomaaliya hadalaba nala dhagayso codadka qaar kamida dadkii ka gilgishay colaada laga hurinayo Gaalkacayo. Halkan Riix si aad u dhagaysato….Madasha Lixdanka oo Baaq Nabadeed kasoo saaray shaqaaqada Gaalkacayo

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply