Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha60 oo heshey Shaxda Qaab dhismeedka Doorashada Soomaaliya

LIFAAQA I:

 

Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka

 

Waqtiga

 

Hawsha

 

Mas’uuliyadda

June 2016

 

 

 

 

 

 

(Ramadaan)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

24-ka June

Dib u eegidda iyo dhamaystirka liiska 135ka odey dhaqameed ee hadda jira.

 

Madasha Hogaanka Qaranka (MHQ)
24-ka June

Dhameeystirka, magacaabista iyo kudhawaaqidda Guddiyada doorasho ee heer Federaal (GFHDD) iyo heer dowlad goboleed (GDGHDD)

 

MHQ
24 ka June – 1-da July

Magacaabista Gudiga Xalinta Khilaafaadka iyo  Dhameeystirka hannaanka xallinta khilaafaadka

 

 

MHQ
26-29 – Ka June

Tababarka guddiga GFHDD iyo GDGHDD

IESG (UN)
30-ka June

Guddiyada  GFHDD iyo  GDGHDD ayaa billaabaya wacyigelinta dadweynaha ololaha doorashooyinka 2016.

 

GFHDD iyo GDGHDD
 

8-da July

Guddiyada SEITs ayaa laamaha fulinta dowlad goboleedyada federaalka ugu yeeraya inay murashaxiin u soo magacaabaan Aqalka Sare.

GDGHDD
`8-da July

Guddiga GDGHDD ayaa Odey Dhaqameedyada ugu yeeraya inay soo xulaan ergooyinka doorashada.

 

GDGHDD

 

 

Soo gudbinta/magaacibadda murashaxiinta u tartamaya Aqalka Sare.

 

 

Laamaha Fulinta ee Dowlad Goboleedyada
9-10-ka July: 

Guddiyada GDGHDD ayaa diwaangalinaya xubnaha murashaxiinta ee u tartamaya Aqalka Sare.

 

GDGHDD

 

10-13 Ka July

Odey dhaqameedyada waxay diyaarinayaan liiska ergooyinka cod bixiyeyaasha ayagoo tix gelinaya kuraasta sida gaarka ah loogu asteeyay ee loo qoondeeyay haweenka iyadoo la raacayo habka ay ogolaatay Madasha Hogaanka Qaran (ugu yaraan 30% Aqalka Hoose).

 

Odayaasha Dhaqanka

 

 

 

 

 

 

10-ka July

Dejinta habraac iyo arrimo farsamo (oo ay ka midyihiin shuruudaha murashaxmimada, diiwaangelinta murashaxiinta, xarumaha codbixinta, waraaqaha codeynta, kormeerka doorashada, wacyigelinta dadweynaha iyo ololaha).

 

GFHDD
14-15 ka July:

Dhegeysiga khudbadha murashaxiinta u tartamaya Aqalka Sare.

 

Baarlamaanada Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka

 

15-ka July

Kulanka Madasha Hogaanka Qaran ee lagu oggolaado:

 

  • Liiska faahfaahsan ee 30% kuraasta qoondada haweenka
  • Arrimaha kale ee la ogaado una baahan ka doodidda/go’aanka Madasha Hoggaanka Qaran.

 

MHQ
LUULYO 

(Ramadaan/ Ciid)

1-16-ka July

Soo xulidda ergooyinka doorashada

 

Odayaasha Dhaqanka

 

16ka July

Soo gudbinta iyo hubinta liiska kama dambeeysta ah ee ergooyinka

 

 

Odayaasha Dhaqanka

Iyo GDGHDD

 

16-23-ka July

Guddiyada GDGHDD ayaa dib u eegid ku sameynaya qaybaha ay ka kooban yihiin ergooyinka doorashada kana eegaya in loo wada dhanyahay (dhallinyarada, bulshada rayidka, ugu yaraan 30% haween ah)

 

 

GDGHDD

16-19 ka July:

Daabacidda waraaqaha codeynta Aqalka Sare iyo ogolaansho la siiyo goobjoogayaasha hanaanka codeynta iyo tirinta codadka.

 

Baralamaanada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka
20-ka July: 

Codeynta Aqalka Sare (oo hal maalin kawada dhacaysa dalka), oo ay ku xigto tirinta iyo isu geynta codadka, ansaxinta iyo ku dhawaaqidda natiijada iyo saxiixidda liiska rasmiga ah ee xubnaha la doortay ee Aqalka Sare.

 

Baralamaanada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka
 

27 July:

Doorashada godoonka aqalka sare ee baarlamaanka

 

 

Aqalka Sare ee Baarlamaanka
 

22-30-ka July

Asteynta iyo diyaarinta xarumaha codeynta doorashada Aqalka Hoose ee ku yaalla caasimadaha dowlad goboleedyada federaalka iyo magaalada Muqdisho.

 

 

GDGHDD

 

 

 

 

 

25-ka July

Xubnaha ergooyinka doorashada ayaa lagu wargelinayaa in la soo xulay waxaana loogu yeerayaa inay ka qaybqaataan codeynta kuraasta Aqalka Hoose.

 

GDGHDD
AGOOSTO 2016  

2-7 August: 

Daabacidda waraaqaha codeynta Aqalka Hoose iyo bixinta ogolaansho la siiyo goobjoogayaasha hanaanka codeynta iyo tirinta codadka.

 

GFHDD
 

7-12-ka August:

 Imaanshaha iyo Wacyigelinta ergooyinka codeynaya , soo jeedinta khudbadaha murashaxiinta u tartamaya Aqalka Hoose ee Barlamaanka

GDGHDD
 

13-20-ka August: 

  • U codeynta Aqalka Hoose (oo isla maalin ka dhacda dhammaan goobaha, haddii loo baahdana la sii wado dhowr maalmood), oo ay ku xigto tirinta iyo isu geynta codadka, ansaxinta iyo ku dhawaaqidda natiijada iyo saxiixidda liiska rasmiga ah ee xubnaha la doortay ee Aqalka Hoose.

 

 

  • Liiska kama danbaysta ah ee Xildhibaanada Aqalka hoose oo lagu dhawaaqo.

 

  • Fadhiga ugu horeeya ee lagu dhaarinaayo xildhibaanada aqalka hoose oo qabsooma.

 

GDGHDD iyo GFHDD oo midba shaqada uga jira halka uu ka leeyahay
 

21-30-ka August:

Doorashada guddoonnka Aqalka Hoose ee Barlamaanka

 

 

 

 

SEBTEMBER 2016

 

 

1-8-ka ka September

 

Olalaha Murashaxiinta Madaxtinimada

 

10-ka September

Doorashada Madaxweynaha JFS

 

Shaxda dorashada-2

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply