Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaafiic xoggan ayaa xalay laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kadib in mudo ah oo ay daganayd xaaladda magaalada.
ku dhawaad 10 madfac ayaa la maqlay kuwaasi oo barilmaameedkooda ahaa Xarunta Madaxtooyada villa Somali sida ay sheegeen ilo ku dhow dowladda.
Macadda in gudaha Madaxtooyada ay madaafiicda ku dhacday balse waxaa la arkayay iyadoo ay ku dhacayaan hareeraha Madaxotooyada.
Ilaa hada lama sheegin wax qasaaraha oo ka dhashay madaafiicda balse tani waxa ay kusoo aadeysaa iyadoo horay sidaan oo kale loo bartilmaameedsaday madaxtooyada.
ceegaag.com
Figradihiina