Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Weerar madaafiic ah oo xalay lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada ayaa sababay qasaaro dhaawacyo ah sida ay goobjoogayaal sheegeen.
Weerarka oo loo adeegsaday madaafiic ayaa lala eegtay Xarunta Madaxtooyada iyo nawaaxigeeda, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in gudaha madaxtooyada iyo banaankeedaba ay ku dhaceen madaafiicda oo tir ahaan gaarayay ilaa 5 madfac.
4 ruux ayaa ilaa hada la xaqiijiyay inay dhaawacmeen oo 3 ka mid ah ay ahaayeen dad rayid ah oo isku qoys ah halka askari kalana la sheeegay inuu ku dhaawacmay irida hore ee Guriga Ra’iisul Wasaaraha.
Macadda Qasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerarkii xalay iyo cida ka dambeysay
Mana ahan markii u horeysay oo weerar madaafiic ah lagu qaado Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Figradihiina