Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay.
Madaxwaynaha ayaa la filayaa inuu ku dhiiro galiyo in ay doorasho xor iyo xalaala laga qabto deegaanada hoostaga maamulka Galmudug oo isku diyaarinaya doorasho.
Madaxwaynaha ayaa lagu wadaa inuu soo xidho shika dib u heshiisiinta ee dhawaanadanba ka socday magaalada caasimada u ah Galmudug ee Dhuusamareeb.
Ceegaag.com
Figradihiina