Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxbarashada dadwaynaha ayaa in badan ka maqnayd Soomaaliya ilaa intii ay dhacday dawladii dhexe ee Soomaaliya, inkastoo ay dawladihii kumeelgaadhka ahaa iyo tii madaxwayne Xasan Sheikh ay aad isugu taxaluujiyeen inay soo celiyaan salkana u dhigaan waxbarashada dadwaynaha ayaa dawlada Madaxwayne Farmaajo iyo xukuumadiisa uu hogaaminayo raysalwasaare Xasan Cali Khayre iyo wasiirka waxbarshada Goodax ay ku guulaysteen inay dib u yagleelaan waxbarasha dadwaynaha.
Dawlada Nabad iyo Nolol ayaa hada u muuqata mid horay uga gudubtay caqabado badan oo ay ka shaqayn waayeen dawladihii hore ee dalka soo maray burburkii dabadeed. naladaawa Sawirada iyo Qudbadii lagu daah furay waxbarashada dadwaynaha.
Figradihiina