Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxwayne ku xigeenka Axmed Cilmi Cusmaan (Garaash) iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa gaadhay magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaadhka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaalia.
Waxaana sidiiran usoo dhaweeyay dhigooda maamulkaa. Masuuliyiintan ayaa waxay u tageen Baydhabo si ay uga qayb qaataan caleemasaarka Madaxwaynaha Gobolkaa oo dhawaan lagu doortay doorashadii ka dhacday magaalada Baydhabo.
Ceegaag.com
Figradihiina