Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxweynaha maamulka KMG ee jubba Axmed Maxed Islaam Axmed Madowbe oo dib ugu soo laabtay magaalada kismaayo safar dheer ka dib.
Axmed Madowbe ayaa ku dhawaad mudo bill ah ka maqanaa magalada kismaayo asagoona safar ku la tagay dalalka dariska la ah dalka soomaaliya sida dalka kenya, itoobya iyo dalka jabuuti, madaxweynaha ayaa shirar gaar gaar ah la yeelanayay madaxda dalalkaasi hogaanka u haysa.
Axmed Maxed Islaam afarkiisa shaqo ka dib ayaa waxaa looga fadhiyaa in uu dhamaystiro qeebaha ka harsan maamulka jubba oo ay kamid tay in la soo dhiso golaha baarlamaanka Maamulka KMG ee Jubba.
Ceegaag Online
Xafiiska Wararka kismaayo-Somalia
Figradihiina