Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Maanta Baarlamaanka Galmudug Kalsoonidii Kala Laabtay ayaa Xaalad Deg Deg ah ku soo ragay Degaanada uu ka arimiyo Maamulkaasi.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed Qoraal ka soo baxay Xafiiskiisa ayaa lagu xusay in muddo 90 maalmood ay qaadan doonto Xaaladan Deg Dega ah ee lagu soo rogay Degaanada hoosyimaada Maamulka Galmudug.
Ceegaag.com
Figradihiina