Madaxweyne xasan sh maxamuud oo lagu soo dhaweeyaya Adis Ababa.
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya asaga oo kaga qeyb galaya shirka dowladaha IGAD, iyadoona lagu soo dhaweeyay garoonka magaaladaas.
Figradihiina