Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madsha 60ka oo lagu waraystay Xildhibaan Cali Maxamed Axmed ‘Cali Daacuun’ (Haa 4.5)

Cali Daacuun ayaa madasha u sheegay in uu uga hor yimid Federaalaynta Soomaaliya in ay macnaheedu yahay Daarood oo leh Hawiye i xukumi maayo, Hawiye Daarood i xukumi maaya Hadaan nahay Isaaq Daarood iyo Hawiye toona na xukumi maayo. Umad xun waxaa kadhasha Xaakin xun, Xukun xun,  iyo Xeer xun umada Soomaaliyeedna waa umad xun umadaa xun buuna hogaankoodu ka yimid, Hogaankaasina waxa uu diyaar u yahay ‘by hook and crook’ Sikasta oo ay suuro gal ku tahay inuu ku soo noqdo.

Qabyaalada iyo qurunku waxay nagaga yimaadaan Qurbaha……..

Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug, Somaliland dhamaantood waa reer Hebel, reer hebelna Qabiil waxaa dalka kusoo biiray beesha lixaad oo ah beesha caalamka waana halaaga aan wax wadan Soomaalina halaagaya. Ninku markuu liito oo uu xukun doonyahay waa nin la haysto. kuwiina qurbajoogtuna waxba madhaantaan hadii aydaan Soomaaliyay wax ka badalin xaaladiinana dalkiinu gacantiina ayuu ka baxayaa iyo hadalo badan oo kale oo u badnaa xal iyo sidii Soomaaliya looga furdaamin lahaa wakhtigan kala guurka ah waxaana uu yidhi…….Dhagayso….Cali Maxamed Axmed ‘Cali Daacuun’

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply