Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Magaalada Horufadhi, Taariikhdeeda, & Waraysi Oday ka qayb galay dagaalkii labaad ee ADUUNKA oo Ku sugan, Barwaaqada Dhulka (Daawo)

Magaalada Horufadhi waa magaalo Qadiimi ah, waana deeganaada ugu da’da weyn waqooyiga dalkeena Soomaaliya, waxaana dadka qaarkiis sheegaan inay lee dahay taariikh jiritaan oo ku cayim 111 sano.

Waa deegaan ku wanaagsan noocayada kala duduwan ee xoolaha, sida Geela, gamaanka, Adhiga iyo Lo’daba, waxaana taas loo makhraati gashadaa maadama ay lee dahay dhamaan noocyada xoolo daaqsimeed ee dhanka Bay’ada, sida Jeexyada, dooxooyinka, buuraha iyo carisyadaba. Waana tan keentay in loo bixiyo dhulka ay ku xeeran tahay Game ama gamaha,  Booqasho aan  Ku gaadhay ayaa waxaan Ugu Kuur galay Xaalada Magaalada Iyo Taariikhdeeda.

Daawo

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply